checkmate :-waxaa la dhahaa markii boqorkaaga la qabto ciyaartana waa aay dhamaatay markaas sidaas
lkn hadii boqorkaaga uu heesto sadexdaan midkood
1.in la dilo xubinta boqorkaaga soo weerartay
2.in ka hortag aad sameyso micnaha in xubinta ku weerarayso aad xubin kale hordhigto
3.in aad cararto