Gabar iyo garoob qaababka ay ugu kala duwan yihiin raaxada guurka astaamaha garoobta

Опубликовано: 20 Июнь 2026
на канале: Nolosha Bulshada
2,209
36

Farqiga Raaxada Guurka iyo Astaamaha Garoobta
Farqiga Dhaqan Ahaan ee U Dhexeeya Gabar iyo Garoob:
Waxaa jira shan qodob oo u dhexeeya naagta la furay (garoob) iyo gabadha aan la guursanin:

Dhiirranaanta: Naagta garoobta nin kama xishoodo, hadal hoseed ay durba la galaysaa.
Waayo-aragnimada: Waxaa la sheegaa inay ragga kala taqaan, waayo nin hore ay u aragtay oo geedkiisa tijaabisay. Haddii ninka cusub ka duwan yahay, way taqaanaa farqiga.
Kala Ogaanshaha: Gabadha ma kala ogaan karto, waayo waligeed wax ma arag.
Quruxda iyo Cusnaanta: Gabadha waa cusub tahay, bikaaro nin kale ma arag. Garoobta nin kale ayaa bikrajabiyay, taasina ninkii ma illoobo.
Xaaladda ugu xun: Garoobta nin jareer soo martay (jileec ah) waa ugu sii daran, waayo ninka jareerka aad buu uga duwan yahay jileecga xagga weynida, kulaylka, ballaca iyo dhererka – markaa maba qancin kartid.

Xagga Raaxada Guurka Miyay Ku Kala Duwan Yihiin?
Haa, way ku kala duwan yihiin. Naagta garoobta guud ahaan gabar ayaa ka fiican, waayo waa cusub oo nin kale ma taabtin.
Yaa Fiican in la Guursado?
Way cadahay: Gabar (gabadha aan nin arag) ayaa ugu fiican. Ninka waxaa habboon inuu guursado naag cusub si uu helo nolol macaan. Waligaagu ku dadaal inaad bilaabato gabar cusub!