Sidaan English-ka Ku Bartay Si Fudud

Опубликовано: 28 Июнь 2026
на канале: missxawa
72,117
6.2k

Dad badan waxay moodaan inaad English ku baran karto oo keliya grammar iyo buugaag… laakiin aniga sidaas kuma baran.

Waxaan English-ka ku bartay anigoo dadka la hadlaya, conversations sameynaya, isla markaana aan ka baqayn qaladaadka.

Mid ka mid ah waxyaabihii aadka ii caawiyay wuxuu ahaa app-kan: Yubo — https://www.yubo.live

halkaas ayaan kula hadli jiray dad badan, taas ayaana confidence-keyga iyo English-kayga si weyn u horumarisay ❤️

Haddii aad rabto inaad English-kaaga improve gareyso, videogan adigaa loogu talagalay.




#learnenglish #somali #learnenglishfast #confidence #englishtips #journey #enjoylearning #somalicommunity #xamar