Dhulku Dhago Leh (The Earth Has Ears) — Short Film

Опубликовано: 25 Сентябрь 2026
на канале: RIYO FILMS
743,443
16k

Dhulku Dhago Leh (The Earth Has Ears) waa film gaaban oo ka hadlaya burburka iyo saamaynta ay dagaallada sokeeye ku yeeshaan bulshada Soomaaliyeed. Filmku wuxuu ka sheekaynayaa tuullo ay raggeedii ku dhammaadeen dagaallo qabiil, iyadoo ay halkaas ku hadheen dumar keliya oo ku qasbanaaday inay qabtaan shaqooyinkii ragga si ay u noolaadaan. Waa qiso digniin ka bixinaysa halka ay bulshadu ku dambayn karto haddii colaadaha sokeeye sii socdaan.
---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
In a remote Somali village abandoned by its men for tribal warfare, a female gravedigger seizes the death of the men not as a misfortune but as a golden opportunity to profit. However, her growing greed begins to unravel the lives of those around her

CAST

Fardouza Moussa Egueh as Ceebla
Maan Youssouf Ahmed as Arliya — @maanka_the_puntite
Shamim Ali Abdi as Samiya — @shamim4175
Mustafe Hassan Abdillahi as Anwar — @moustapha_hassen
Dalmar Yare as Ramzi — @dalmaryare

CREW

Director: Khadar Ayderus Ahmed — @Khadarayderus
Producers: Ahmed Farah & Khadar Ayderus Ahmed
Director of Photography: Ahmed Farah — @ahmed.farah_r
Production Design: Nuur Abdulkadir — @nuriyoshirwa
Costume & Makeup: Sarah Ismail — @touchbyismail
Editor: Said Farah (Maddaale) — @madaale_productions
Sound Design: Karri Niinivaara — @ka_niini
Composer: Andre Matthias
Colorist: Philipp Orgassa — @pippocolor
Sound Recordist: Grishon Onyango
1st Assistant Director: Said Farah (Maddaale)
1st AC: Jackson Kang'ethe — @jacksonkangethe
2nd AC: Iman Ahmed — @imfornami
Gaffer: Jerry Kavita
Best Boy: Volger Odhiambo Okoth
ADR Mixer: Wills Abuto — @abutosounds

Production Company: RIYO FILMS

Special Thanks

Almas Arts Foundation — @almasartfoundationuk
Mo Harawe — @moharawe
Nuh Musse Berjeeb — @nuhmusseberjeeb

Thank you for your generosity and support.