Garowe: Nin Dil-toogasho lagu fulin laha oo laga joojiyay Dilka, sababtu maxaay tahay?
Опубликовано: 01 Ноябрь 2024 на канале: Universal TV
5,154
117
Garowe: Nin Dil-toogasho saaka lagu fulin lahaa oo markii tiirka la geeyay Aabaha dhalay Marxuumkii ladilay uu goobta ka sheegay inuu diyo ka qaadanay dilkana la baajiyo.