Maxey Soomaaliya ka faa'iideysaa Kursiga aan joogtada aheyn ee Golaha Amaanka?
Опубликовано: 02 Ноябрь 2024 на канале: Universal TV
1,693
26
Maxey Soomaaliya ka faa'iideysaa Kursiga aan joogtada aheyn ee Golaha Amaanka ee Maanta loo doortay?
Cabdiraxman Samawade oo la socday arintan ayaa Universal uga waramay Ahmiyada Kursigan.