Baro sida loo hagaajiyo duubista codkaaga si dadaal la'aan si tallaabo-tallaabo ah! Fiidiyowgaan, waxaan ku tusi doonaa sida aad codkaaga uga saarti kartid buuqa iyo sawaxanka xun oo aad u nadiifin karto codkaaga adigoo isticmaalaya CapCut - app tafatirka ku habboon . Haka war warin hadii aad bilaaw tahay oo aadan garaneyn sida capcut wax loogu edited gareeyo muuqaalkn waxaan kugu sharxi doona si yar oo kooban qof walibana fahmi karo
So gel telegraamkena: https://t.me/fikradtube
Telegram our academy: https://t.me/hormarinaftaada22
Facbook: https://www.facebook.com/profile.php?...
🚀 #AudioEditing #CapCutTutorial #CodNadiifinta #Talooyinka