SIDA CODKA LOOGU HAGAAJIYO CAPCUT DESKTOP. ENHANCING VOICE WITH CAPCUT DESKTOP.

Опубликовано: 03 Июнь 2026
на канале: Ali Kayse
254
like

Casharkan waxaad ku baran doontaa sida codka loo nadiifiyo loona sameeyo “Voice Enhance” adigoo adeegsanaya CapCut Desktop.
Waxaan ku tusi doonaa tallaabo-tallaabo sida loo saxo cod daciif ah, loo yareeyo buuqa, iyo sida loo sameeyo cod xirfad leh oo u muuqda sida kuwa vlog-yada iyo tutorial-lada.

💻 Waxaad baran doontaa:

Voice Enhance CapCut Desktop

Noise Reduction iyo Volume Adjustment

Sida codka loo dhigo mid cad oo nadiif ah


Haddii aad jeceshahay casharro kale oo la mid ah, iska hubi inaad ku darto Subscribe si aadan u seegin casharada dambe!

#CapCutDesktop #VoiceEnhance #CodNadiifAh #BaroCapCut #CasharSomali #VideoEditing #CodkaHagaaji