halkaan waxaan ku qaadan doonna cashir kamit eh cashiradii taxanaha ahaay ee ku saabsanaay Peachtree.
waxaan rajeynayaa inaad fahmi doontiin inshaAllh.
wixii talo iyo mahadnaq eh iigu soo dir
[email protected]
Xuquuqda muuqaalka waxey u dhowrantahay AbdiBasid Hassan Nur, loomana isricmaali karo in la iibiyo ama dano kale oo aan aheyn in wax lagabarto.
waad la dagi kartaa ( Download ) waadna keydsan kartaa.
ADOO DHAXAL REEBIKARO
HANOQON DHINTE AAN LATABIN