MUNA MUSTAFA | MUNISH
Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo
Waa hubaal in odhaahdani dhagahayaga in badan ay ku soo noqnoqotay inaguna aynu ku hadaaqney lakiin waxaa waaqac u bedeshey odhaahdani inan soomaliyeed waxay u hibeysey waqtigeda dadka somaliyed iyado marwalba soo duubi jirtay muuqalo runta ka hadli jiray waxay aamintay in guri walba oo somaliyeed uu yahay gurigeeda waxayna isku xilqaantay in ay noqoto cod u hadla kuwa aanay codkoodu meel dheer gaadhin waxay muujisay awooda gabdhaha somaliyed inkasto ay ka dhalatay bulsho aanay gabdhuhu qiimo ku lahayn waxayna noqotay halyeyad ay ku faanaan somalidu lakiinse qoftasi qiimaha badan ay dharaar cad ku dhimatay shil gaadhi iyada oo ku dhimatay dalka kenya eebe ha u naxariiste.
CID WALBA OO KU DHIMATAY SHILKAAS WAXAN ILAHAY UGA BARYAYA INUU NAXARIISTII JANO KA WARAABIYO.
Somali react : • Video
Asad hagio : • TACSI | INAA LILAH WAA INAA ILAAH RAAJICUUN
Nuuradiin KL : • Video
King Ck : • TACSI INAALILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Hossow pro : • TACSI : Allaha U Naxariisto Walaasheen MUNA
Lii caato : • TACSI INAA LILAH WA INA ILEYHI RAJICUN MUN...
Saxaaf Channel : • TACSI TIIRAANYO LEH || انالله وانااليه راجعون
MUNA MUSTAFA bilawgii ay ku soo biirtay teamka somali react : • Welcome Muna