Casharkaan waxaan ku eegnay.
1. Waa maxay diffusion LLM
2. Muxuu kaga duwan yahay traditional LLMs ka suuqa
3. Sida uu u shaqeeyo
4. Faaidooyinka uu leeyahay iyo sida aad uga faaidaysan karto
Waxa soo jeediyey Suhaib Hassan
Wixii suaal ah igala soo xidhiidh
/ suhaybkaofficial
https://x.com/suhaybkaofficia