Course-kan waxan kugu baranaya computer hardware, oo ah qalabka computer-ka uu kakobanyahy iyo midka shaqada uu qabto. Waa course dhamestiran waxbadan aad kubaran doontit si bilaash ah. Waxey kakobantahy koorsada ilaa 4 cashar, daawasho wacan.
Subscribe saaro channel-ka oo naguso biir. Mahadsanid
Follow me:
Instagram: Gamadid_
Fb page: Gamadid
Chapters:
00:00-12:00 Cashirka 1 aad
12:00-21:33 Cashirka 2 aad
21:33-35:01 Cashirka 3 aad
35:01:52:34 Cashirka 4 aad
#ComputerHardware #BarashadaComputer-ka #Hardware #informationtechnology