Disclaimer (Afeef):
Muqaalkan waxa logu tala galay aqoon kororsi, xogta muqalkana waxey kusocotaa ardeyda daneynaysa iney wax kabartan Cyprus/Qubrus. Marnaba kama shaqeeno arimaha laxarira tahriibka iyo wixi lamid ah. Waxaan kacawina ardeyda iney helan Admissions-ka (aqbalada) jamacadaha wadamo badan ee dibada ah. Mahadsanidiin.
Hadad kucusubtahy channelka kusodhawow fadlan subscribe saro, si ay kudhafin muqalada xisa leh ee aan sogudbiyo.
Waxaan rajaynaya muqaal-kaan inaad kaheli dontaan maclumad badan oo kusabsan QUBRUS/CYRPUS, Iike saar muqalka si uu dad badan ugaaro mahadsanid.
Sidee kuheli karaa visaha qubrus: • Sidee Kuheli Karaa Visaha Dalka Qubrus/Cyp...
Nolosha Dalka Qubrus: • Nolosha Cyprus (Qubrus) | Wax dadka kale a...
Waxaan utahribi garay Europe (Vlog): • Waxaan utahriibi gaaray Europe | Qubrus/Cy...
Hadad ubahantahy inad qubrus imaado laxariir;
WhatsApp: +252612996489
Follow my socials:
Instagram: Gamadid_
For business inquiries:
[email protected]
#Qubrus #Tahriib #cyprus