Goormaa habboon in aad iska baartid COVID-19? U dhawaansho | Somali

Опубликовано: 28 Май 2026
на канале: mnhealth
279
0

Haddii aad waqti ku qaadato qof qaba COVID-19, waxaa laga yaabaa inaad adiguna qabto, laakin waxaa laga yaabaa inaadan ogeyn. MAASKARO XIRO si dhaqsa ah iyo shan bari gudahood isku baar kadib kolkii aad ag joogto qof qaba COVID-19. Faahfaahin dheeraad ah waxaad ka heleysaa bogga “bogga Waaxda Caafimaadka Minnesota Baarista COVID-19” www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/testsites/index.html, wac khadkayaga : 1-833-431-2053, iyo inaad la hadasho dhakhtar kaga caafimaad bixiya.

###

If you spend time close to someone with COVID-19, you may have it too, but you may not know it. Start wearing a mask right away and get tested five full days after the last time you were close to a person with COVID-19. You can find out more on the MDH testing website www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/testsites/index.html, by calling our hotline: 1-833-431-2053, and by talking to your health care provider.