Somalia & Morroco ayaa La Dejinayaa Falastiiniyiinta " JP

Опубликовано: 25 Сентябрь 2026
на канале: Abdirizak Jubba
391
38

Trump ayaa laga soo weriyey inuu Falastiiniyiinta meel ay degaan uga raadinayo Marooko,Puntland ama Somaliland .
Trump ayaa doonaya inuu Marooko,Puntland ama Somaliland,oo ku sheegay kuwo maraykanku aad u caawiyo inuu ka dhaadhiciyo inay reer Qasa dhulkooda ka siiyaan meelo ay degaan,Sida ay qortay jariirada Jerusalem Post ee ka soo baxda Israa'iil .
#abdirizakjubba #News


Join this channel to get access to perks:
   / @abdirizakjuba