6 Months Job Ready Software Engineer Mentorship
linkiga 👉👉.
https://dugsiiye.online
Caawa Live-keen asbuuclaha ah waxaan ku falanqayn doona programmka cusub ee aan qaban doono bishan march oo aan ugu talagalay in aan kusoo saaro dhalinyaro ay ka go’anthay in ay wax qabsadaan .
Muxu yahay programmkan ?
Yaa qaadan kara ?
Maxaa laga rajaynaa qofka qaata ?
Maxaa lagu baran doona?
Side ayuu u soconayaa programkan?
Waa maxay qiimaha laga rabo qofka ?
Su’aalahaasi iyo kuwa kaleba caawa ayaan falanqaynaynaa hadii aad daneeneyso waa ii casuumanathay kasoo qayb gal insha’allh.
Inshallah sida caadiga ah waxaan soo gali doona ?:?? ?? saacada geeska africa.