#afsomali #modern #javascript
Programming Af Somali
JavaScript Af Somali Programming
Course-kaan waa Course aan ugu talgalnay in uu qaato arday kasta oo raba in uu noqdo web developer waliba nuuca casriga ah.
Course-ka wuxuu cover gareynayaa wax walba oo ku saabsan JavaScript Hadii aad daneenyso course-kaan Raac linkiga hoose : 👇
https://dugsiiye.com/course/modern-ja...
wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir :
+252 614 251112 👌
😍😍😍