SOMALI MUSIC AWARDS

Опубликовано: 13 Июль 2026
на канале: Abdinasir Cirro
4,093
59

SOMALI MUSIC AWARDS
Umada Soomaaliyeed waa umad hodan ku ah Suugaanta.
Jiilba jiil ayuu usoo dhiibay iyagoo hido-raacaya dhaqan faneedkii qaniga ahaa ee mudada dheer soo jiray.
Heesuhu waxay laf dhabar u yihiin bad-faneedka balaaran ee Somalida, waxaana lasoo gaaray xiligii la abaal marinlahaa doorkooda faneed gaar ahaan kuwooda xiligaan u qalma
U codee shakhsiyaadka aad is leedahay way mudanyihiin ama aad is leedahay way u qalmaan abaal marinta SMA Somali Music Awards 2020