Ma doonaysaa inaad ku shaqayso Cybersecurity ama xiisaynaysaa inaad barato sida aad u ilaalin lahayd nolashaada digitaalka ah?
Meel dheer haka raadin! Koorasadan waxay ku siin doontaa horudhac ku saabsan aagaga kala duwan ee cyber security. Sida Networking oo door muhiim ah ka ciyaaro hacking, Aas aaska Linux, sida websites-ka ay ushaqeeyaan iyo hababka ugu wanaagsan ee loo isticmaalo si loo sugo amniga internetka ama kombuyuutarkaaga.
Koorsadan waxay anfacaysaa qof kasta oo raadinaya inuu galo ama hormar ka gaaro aduunka cyber-ka. Waxaad ka heli doontaa waayo-aragnimo wax-ku-ool ah.
Haddi aad tahay bilow ama aad si fudud u raadinayso in aad balaadhiso aqoontaada, koorsadan waa meesha ugu fiican ee aad ka bilaabi lahayd safarkaaga.
Halkaan ka IIBSO Course-ka: https://mobiin.co/courses/complete-be...
waa maxay cybersecurity: • Waa Maxay CyberSecurity? Cyber Crime & Hac...
**************
Hadad kucusubtahy channel-kayga kusodhawow, SUBSCRIBE ii saar sidaa aad ulasocoto muqalada anso gudbiyo. Thanks
Muqalo kale oo xiiso leh:
• 5 Khalad oo Ay Sameeyan Ardeyda Jamacadaha...
• DROPSHIPPING | SIDEE LACAG LOOGA SAMEEN KA...
• Xuduuda Turkey iyo Greece! Caasimad Kala Q...
igula saxiib instagram-ka:
@gamadid_
Gamadid Solutions (Admissions & Visa);
WhatsApp: +252612996489
#cybersecuritycourse #afsomali #hacking