Muuqaalkaan waxaan iskula arki doonnaa habka loo kala hago pages kala geddisan iyadoo laga faa'idaysanayo BottonNavigationBar Widget, sidoo kalana loo la isticmaalayo indexes isku beddelaya hab dynamic ah.
#flutter
#programming
#coding
#codingtutorial
#appdevelopment
#mobileappdevelopment