GAROWE Nin ka mid ah dadka Qabriga Qoda ayaa sheegay in uu hadda ka hor la kulmay dhacdo yaableh,ka dib markii qabrigii ay qodoyeen ABEESO soo gashay lagana saari-waayay,wuxuuna sheegay marka maydkii qabriga la galiyay ay abeesadii ku xerootay qabrigii maydka la galiyay.
"Waxaan raaadinayay sababta arrinkaan u dhacday waxaana nala ku yiri qofkaas dhintay Masaajidada ayuu kabaha ka xadi-jir #amin ay" ayuu Yiri