Gabadhii 50-ka Milyan Madaxeeda La Dulsaaray & Siday Halganka Ku Bilowday Axlaam |

Опубликовано: 17 Июль 2026
на канале: Abdirizak Jubba
951
96

Axlaam waa gabdhii ugu horraysay oo carbeed oo Maraykan ku madaxeeda kordhigo abaalmarin 5 milyan oo dollar ah! Axlaam waxay 1980 ku dhalatay magaalada Al-sarqaa ee waddan ka Jordan, . Axlaam waxay iska ahayd gabar weriye ah oo iska shaqaysata soona tabisa gabood fallada Israa'iil ka waddo dhulka Falastiin .