waxad iga heleysiin video ku sabsan sida wax loo naqshadeyo ayado la isticmali doono program kala duwan sida archicad , twinmotion , artlants,revit
waxana ku naqshadeyna
jibsinada , qurxinta guriga gudihiisa iyo dibadiisa
iyo itas iyo in kabadan welcome
igala so xariir whatsup numbarkan +252616351801
https://www.facebook.com/profile.php?...
https://l.facebook.com/l.php?u=https%...
+252616351801