Doni B |Mashegayi | Music video

Опубликовано: 28 Октябрь 2024
на канале: Doni B ♪
2,596,355
29k

Official lyrics of meshagyi

Brrrra dhan dhan dhan
Meeshan dhesha ka socoto Diritto



Hadaad isiiso ani mashegayi
Mmmmmh hashegin

Hadaad isiiso ani madiidayo
Mmmmmh hadiidin

Hadaad isiiso ani manoogayi
Mmmmmh hanoogin

Hadaad isiiso ani madaalayi
Mmmmmh hadiidin


Jaceeel Hadaad isiiso ani mashegayi yam!
Hadaad isiiso anigana madiidayi
Hadaad isiiso ani manoogayi babe

Madaalayi babe manoogayi X4

Caano xita ma caabayi Sabab calool wye
Waxkale iken ha waa caba babe
Soo duuduub ha wa shida babe
Doni maqal wa farxe babe


Kuwa kaleto wa nece babe

Xeebto liido wa tage bebe
Heesaheyga wa shide babe X2
Waxa joogo dhan wa qase babe
Kii kugu dayo wa sire babe
Anile ii imoow wa lule babe
Waxa ii qabto wa qire babe

Jaceeel Hadaad isiiso ani mashegayi yam!
Hadaad isiiso anigana madiidayi
Hadaad isiiso ani manoogayi babe

Madaalayi babe manoogayi X4

Caano xita ma caabayi Sabab calool wye
Waxkale iken ha waa caba babe
Soo duuduub ha wa shida babe
Jr maqal wa farxe babe

Yo listen

Igaso dhis habey X4

Nagaso dhis nagaso habeey 4
Eeeh eh eeh eh eeh

MASHEGAYI
MADIIDAYI MASHEGAYI
MADIIIDAYI
MASHEGAYI MADIIDAYE

🎶🎶🎶🎶🎶🎶

Video Director: @Victadaniel +254797527737