Xeeladaha Sixirka part 17

Опубликовано: 16 Июль 2026
на канале: abdikarim axmed
2,667
5

Barnaamijkan waxaad kala kulmi kartaa xeelado (sixir) uu samaynayo nin wajigu u duuban yahay oo fashilinaya xeeladaha sixiroolayaashu ay dadka ku badawsadaan.
Ninkan wajiga xidhan waxaa la yidhaah Val valentino.

..........................................
Waxaa dhici karta in aanan si buuxda usoo turjumin barnaamijka, balse aan usoo turjumay si dadku ay u wada fahmi karaan nuxurka hadalka. Mararka qaar waxa jirta kalmado english ah oo aan soomaali lagu turjumi karin.
Waxaa turjumay Abdikarim Ahmed.
....................................

Fadlan soo booqo bogga aanu ku leenahaya Facebooka.
  / xeeladahasixirka  
..........................................

Fadlan soo booqo pageka aan ku leeyahay facebooka   / abbdi