Maxaa Xiga Markaad Bachelor's Degree Dhameysid? Master's Muhiim miyaa!

Опубликовано: 03 Июль 2026
на канале: Gamadid
4,510
261

Dad badan aya jiro oo kuwarersan waxey samen lahayen marki Bachelor's degree dhameyan, halkan waxan kugula wadagaya taloyin kusabsan wixi aad samen lahyd Bachelor kadib. Sidokale faidada ay kuu ledahy inaad Master kudartit (2 sano).

Hadad kucusubtahy channel-kayga kusodhawow, SUBSCRIBE ii saar sidaa aad ulasocoto muqalada anso gudbiyo. Thanks

igula saxiib instagram-ka:
@gamadid_

Muqalo kale oo xiiso leh:
   • 5 Khalad oo Ay Sameeyan Ardeyda Jamacadaha...  
   • DROPSHIPPING | SIDEE LACAG LOOGA SAMEEN KA...  
   • Xuduuda Turkey iyo Greece! Caasimad Kala Q...  

Gamadid Solutions (Admissions-ka jamacadaha);
WhatsApp: +252612996489