Chat GPT kusamee website adon wax code qorin

Опубликовано: 06 Август 2026
на канале: KAADSO
260
7

Video waxan isla arkeyna sida website aad ugu sameyn kartid chat gpt. Aaladan ChatGpt suaal walbe aad waydiso waxey oga jawabeysa si macqul ah, inkasto 100% aysa sax ka dhigi karin. Hadaba ka faaideyso ChatGpt oo ka hel maclumad badan, qaabka loo isticmalo iyo wuxuu yahayba linka hoose ku ogane ku dhufo oo arag!

🛑   • Waxaan la hadlay Chat GPT AI - Caadi Ma Aha!  
#chatgpt #OpenAi #futuretechnology
🛑nagala soco instagram :
  / suldan_adem  
  / ibrahim_ah25  

🛑wixii suaal ah nuugu soo dir telegram :
https://t.me/+CWVv1Vus-fYxZGFk
🛑nagala soco facebook page:
  / abdishakuradem