Enjoy an easy home made breakfast. This could be your weekend favourite recipe. I hope you enjoy it..
Ku raaxayso quraax si sahal ah loo sameeyay. Wa quraac aad sameesan karto labada maalmood fasaxa ee shaqada laga fadhiyo, lagana heli karo waxa laga sameeyay guriga inta badan. ku baashaal..