Halkani(video gani) kuma aan soo wada gudbinin,software ahaan baa loogu gudbiyey ardeydi kuliyadda sharciga ee Jaamacadda umadda Somaliyeed.
Sidaa awgeed videogani waa intii umadda Soomaaliyeed oo idil khuseysey loona baahanyahay in ay ku baraarugaan dagaalkan lagu soo qaaday jiilasha soo koraaya ee Soomaaliyeed.
F.G.
INTII AAN ANAGA ISKU MASHQUUL SANAYN BAA LAYNAGA FAA'IDEYSTEY...SOOMALAAY BARASRUGA OO TOOSA OO KA TOOSA RYADAN QABYAALADDA 7 BADAN.