Fidelcrest waa beddelka My Forex Funds.
Fidelcrest waxa ay bixisaa laba program:
1. Pro trader accounts: waa akoono waaweyn oo loogu tala galay qof xirfadle heer sare ah. 250k, 500k iyo hal million.
Pro trader laba qayb ayuu u sii kala baxaa: normal iyo Aggressive
Normal account targetkiisu waa mid caadi ah phase1 waa 10% phase2 na waa %5. Profit share waa 80%
Halka aggressive wuu target ku badan yahay phase1 waa 20% halka phase2 yahay 10%. Profitshare waa 90%
2 Micro trader accounts: waa akoono dhexdhexaad ah oo loogu tala galay qof xirfadle meel dhexaad ah. 15kun, 30kun iyo 60kun
Micro trader laba qayb ayuu u sii kala baxaa: normal iyo Aggressive
Normal account targetkiisu waa mid caadi ah phase1 waa 10% phase2 na waa %5 profitshare ku waa %80
Halka aggressive wuu target ku badan yahay phase1 waa 20% halka phase2 yahay 10%. Profitshare waa 90%
Waxyaabaha fidelcrest ku wanaagsan yahay.
1. Account ga realka ah faaiidada aad ku darto intay doonto ha ahaato waad la bixi kartaa waqti na laguu qaban maayo
2. Lotsize laguu xadidi maayo
3. News waad ku trade garayn kartaa
4. Habeenkii iyo weekend waad haysan kartaa trades ka
5. Un limit retry ah bay kuu ogolyihiin
6. Withdrawal koodu aad buu u fudud yahay oo dhaqso badan yahay.
Halkan iska diiwaangeli https://fidelcrest.com/#SomInvest
Code qiima dhimis oo %15 ah waan idiin haynaa: wathsappkan weydii code ka https://wa.me/249999195501
telegram SomInvest: https://t.me/Sominvestment
#livegood
#propfirm
#propfirms
#challenge
#challengeaccounts
#myforexfunds
#myforexfund
#fidelcrest