Waddada Hargeysa iyo berbera u dhaxaysa meelo badan oo ay ka mid yihiin Biriishyo ayaa dhismo ku socdeen, qardo jeexa ayaa ku badnaa waddada maadaama la dhisayo sideed ilaa sagaal biriish isku mar.
Darawalka baskan waday si fiican ayuu u waday runtii dadka saaran baskana si wanaagsan ayuu ula macaamilayey una caawinayey hooyooyinka.
waxa kaloo xusid mudan inaanu wax qaada afka ku hayn xiligaas. Mahadsanid Darawal.
❤ subscribe to http://bit.ly/hugemee
❤ Join the discussion and leave your comment
❤ share the videos we appreciate it
❤ Thanks
#Somaliland
#Hargeysa
Burco
Borama
#Berbera
Laascaanood
Ceerigaabo
Nabad-Gale Transportation
❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤