Asc ww dhamman team waxaan rajaynayaa in aad caafimaad qabtaan.
Waxaan qof walba oo arka postigaan arka si sharaf leh ugu casuumayaa in uu nagala soo qayb galo bandhig ay sameyn doonan ardada mentorship-ka dugsiiye oo aan soo wadnay bilihii lasoo dhaafay .
Aradada dugsiiye ayaa soo bandhigi doona projects ay sameeyeen kaasi oo lagu cabirayo heerkoda wax barasho ku saabsan HTML, CSS iyo JavaScript.
Waa maxay programka ?
Mentorship-ka waa barnaamij aan arada ku mentor gareynynayay isla markaan aan ku barayay full stack coding .
Hada waxaan maraynaa frontend gaar ahaan reactjs waxa inoo xiga nodejs , kadibna waxan qorsheynayaa in aan u wareegno nextjs iyo si guud fullstack development .
Inshallah habeen danbe 13-August-2023 saacada geeska africa 8:30 PM waxaan inoo balan ah dhammamn baraheena bulshada, sida facebook page-ka dugsiiye, youtube iyo groupka dhalinyarada programmers-ka somaliyeed ee somali programmers.
Nagala soo qayb gal inshallah sharaf bay inoo tahay oo aragtidada nagu biiriso mahadsanidiin.
Mc Hamouda