Casharkan waxan ku baranayna sida loo sameeyo website dhamaystiran inagoo isticmalayna HTML CSS waxana aynu dhisayna Project dhamaystiran oo BBC Somali website ah .
Fadlan la wadaag asxaaptada channelkana subscribe saar
Channelkan Subcribe saar / @yusufsoomaali