5 TALO oo MUHIIM U AH LAMAANAHA IS QABA

Опубликовано: 25 Июнь 2026
на канале: Dr liban Siyad
121
8

6 Talo Muhiim u ah lamaanaha is qaba.
uur qaadista waa xaalad alllah go'aamiyo blse leh sababo badan.
inaad uur qaado waxey kaa rabtaa talo saarasho rabbi iyo inaad caafimaadkaada ku dadaashid.
marku laga hadlaayo uur qaadista waa xaalad quseeysa labada lamaane ee nolol wadaaga ah mana ahn arrin cid kle wax laga weydiinaayo taasina waa mida keensaneysa in aanan dadka hadalkooda dheg jalaq loo siin ee rabi la talo saarto Qof walbana caafimaadkiisa dhanka taranka baaro.
hadaba muuqaalkaan waxaan kugula wadaagi Doonaa 6 arrin oo muhiim ah in lamaanuhu ogaadaan si ey u gartaan halka laga xigo.

muuqaalka la wadaag asxaabtaada waan soo badin doonaa mowduucda nuucaan ah inshallah.
#caafimaad #somalia #subscribe