kansarka naasaha waxaa jira dad u nugul inuu ku dhaco.
ma saxbaa in hadii gabadhu si dhaqso ah u guursato laga yaabao iney kansarka naasaha ka badbaado?
ma sax baa hadii gabadhu nuujiso in kasnarka naasaha ka badbaadeyso?
dhamaan su'aalahaas waxaa ka jawaabaya dr Hussain abshir baando oo ah Dhakhtar ku takhasusay cudurada kansarka.
caafimaad24 waxaad ka heleysaa fariimo caafimaaad ee ka dhigo wehelkaada.
#kansar #somalia #caafimaad #dhiirigalin #like #subscribe subs