Maxaad ku dooratay barashada xirfadda muuqaal ku sheekeynta?

Опубликовано: 27 Июль 2026
на канале: SOMSCREEN TV
137
2

Machadka SOSMI Training Center oo haqabtireysa baahida barashada kaamerada iyo muuqaal habeenta oo looyaqaano (Noqo muuqaal kusheekeeye), waxay bilowday koorsada, oo ku socoto hab heersare ah
Maxaad ku dooratay barashada xirfadda muuqaal ku sheekeynta?
Hibo iyo cabdiraxman oo kamid ah ardayda cusub ee ka faa'ideysanaya koorsada "Noqo Muuqaal ku Sheekeeye" ayaa inoga jawaabaya👌👌👌👌🫶