Waxaa halkan ka qabsontay qado sharaf, quraan saar iyo isku imaansho loo samenayey ardayda Form4.

Опубликовано: 27 Июль 2026
на канале: SOMSCREEN TV
133
2

Waxaa halkaan ka qabsoontay qado sharaf, quraan saar iyo isku imaansho loo sameenaayey ardayda dhawaan galeysa imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare. | Ardayda fasalka 4aad ee dugsiga sare ee iskuulka Xamar weyne primary and secondary school.