Barnaamijkan waxaynu kaga hadli doonaa Sidii aad u sameysan lahayd application aad adigu iska leedahay inta badan waxeynu ka hadalnaa Apps Waxtar leh oo ay cidkale sameeyeen
Lkn Barnaamijkani waa kaagii ee La soco
Website-ka
https://www.appsgeyser.com
Fadlan hadey tahy markii kuugu horeysay oo aad kanaalkan soo booqato
Rukumo oo ganbaleelka furo si ay kuu soo gaadhaan video yada aanu soo gelino iyo waqtiga aanu soo gelino intaba
Sidoo kale halkan kala deg Barnaamijkii aanu sameyney
http://app.appsgeyser.com/8736143/Caa...