Asc Qaamuusyadu waxay ka midyihiin buugaagta ugu anfaca badan ee hadba ummadi afka ay leedayahay iyo kalmadaha uu ka koobanyahy kelmad kelmad ay ugu sharaxaan dadka aqoonta dheeraadka uleh afkaas .
Oo daawade adiguba hadii Eray ka mida afka somaliga oo yara adagi uu ku qabsado oo aad garan waydo micnaha dhabta ah ee looga jeedo markiiba waxaa niyadaada ku soo dhacaya qaamuus somali ah xagee ka heshaa.
Carabiduna waa luuqadeena labaad oo ka bulsho ahaan inagama madhna waana luuqadii ay diinteena suubani kusoo degtay , maantana waxaan idiin soo gudbindoona Mid kamida kuwa ugu Fiican qaamuusyada carbeed oo aad mobile kaaga kushuban karto
HALKAN KALA DEG
https://play.google.com/store/apps/de...
FADLAN WLL SII GAADHSII UGU YARAAN HAL-QOF LINKIGA KANAALKA OO AH
/ @ayatiinacademy