Tiktok halis ayay ku tahay ubadka yaryar, waalidiinta u ogolaanaya in ay ubadkooda u dhiibaan taleefoonka haka taxadaraan in ay ubadka yaryar u geeyaan barnaamijka TikTok sababtoo ah ma aha maaweelo loogumana talo galin ubadka, sidoo kale wuxuu khatar ku yahay koriinkooda, mustaqbalkooda iyo koboca garaadkooda.
#tiktok #somalitiktok