Cloud Storage | Hard Disk baa iga xumaaday iyo Buug baa iga lumay iska ilow

Опубликовано: 15 Сентябрь 2026
на канале: Askar Creatives
103
13

Cloud Storage | Marar badan waxaa dhacda in aad ciil, caloolyow iyo qoomamo badan kala kulanto Disk Drive kaagii kaa xumaaday ama Computer kaagii kaa lumay, xumaaday, lagaa xaday ama Buug xasuuso badan ay kuugu qornaayeen oo isna kaa lumay.
Iska ilow waxaas oo dhan si aysan xog danbe kaaga lumin adeegso Cloud Storage oo xogtaada noocwalba oo ay tahay ku maamulo kuna kaydi hab online ah adiga oo adeegsanaya One Drive, Google Keep iyo kuwa kale ee lamidka ahba.

#cloudstorage #cloudcomputing #onedrive