Learning Online | Dadku inta badan su'aashan way is waydiiyaan Sidee Online Wax Loogu Bartaa? hadaba muuqaalkan kaga bogo xogo iyo arrimo ku saabsan mawduucaas, ma wada sharaxayo balse xogaa ayaan kaaga iftiiminayaa si aad u fahamto ulana jaanqaado hab barashada internet-ka qaab lacag ah iyo qaab lacag la'aan ah labadaba.