ChatGPT waa Mala Awaal Caqlibadan oo aad u adeegsan karto hawl fudaydin, waxaa jira waxyaabo badan oo kuu fududayn karo ama kaa caawin karo sida in aad website ku samayso code-kiisa, in aad ka raadiso qormooyin iyo warbixino, in aad ku samayn karto script muuqaal aad rabto in aad diyaariso iyo waxyaabo kaloo farabadan, hadaba muuqaalkan waxa aan kuugu sharaxayaa xogaa yar oo ku saabsan ama bilawga samaynta website adiga oo adeegsanaya ChatGPT, kaliya waxa uu kuu qorayaa code-ka websteka aad arabto in aad hirgaliso.